Xuseen Maxamed Nuur oo kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Degmooyinka uu Guddoomiyaha tagay waxaa ka mid ah Warta-Nabadda, Xamar-weyne, Howlwadaag iyo Hodan, isagoo u kuurgalay adeegyada Caafimaadka, Amniga iyo Waxbarashada iyo sida ay u shaqeynayaan. Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Xuseen Maxamed … Continue reading Xuseen Maxamed Nuur oo kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)